Qeexid
"Bayd faal oo manjaha ka ah labo, saddexda hogood oo kalana min hal."
"Bayd faal oo manjaha ka ah labo, saddexda hogood oo kalana min hal."
Wadaag:
(f.g) Wax qaarka dambe maro uga xiran ahaansho. 2 (f.mg) Xarig iwm wax guntin leh ahaansho. 3. (f.mg) Dhiig iwm wax fadhiya ahaansho.
(f.mg) Dhiig iwm wax fadhiya ahaansho.
f.g
-naa, -nayd
Wadaag:
Xarig iwm wax la guntay noqosho.
Dhiig iwm wax fariistay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(f.g) Wax si loo xafido meel ku xirasho.
(f.mg) Maro sabarka ku xirasho.
(f.mg) U g.: hawl qabashadeeda isu diyaarin.
f.g
-taday, -tatay
Wadaag:
Marada raggu hoos ka qaato labadeeda duub oo yaryar oo ay ku leedahay la simaadka labada fiiq oo miskaha.
Hab go'yaasha dharka raggu u xirto.
m.l
Wadaag:
U g.: cid maro hoos ugu xirid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg gunti.
In yar oo maro ama wax kale ah oo meel ku xiran.
Siriq.
m.dh
Wadaag:
Dad tol yari lagu liido.
Dadweyne; tol.
Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Maro ay haweenku xirtaan oo 4 yaardi ama ka badan ah.
m.dh
Wadaag:
Neef dheddig oo tabsan abaahi waayid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) Bir, qori, iwm qaroofan oo wax la suro.
m.l
Wadaag:
(-no ..., m.dh) (c.nafl.) Nud dareenwade isku cufan oo ka kooban unugyo jidh iyo xidhiidhiyo dareen wade oo had iyo jeer ku xidhan kiish ka samaysan nudo isku xidhayaal. Lafdhabarleyda badankeeda guntinta dareenwade waxa laga helaa dibadda habdhiska darenwadka dhexe. Waxa ka reebban guntin dareenwadaha salka ah ee maskaxda.
m.dh
Wadaag: