Qeexid

"Marada raggu hoos ka qaato labadeeda duub oo yaryar oo ay ku leedahay la simaadka labada fiiq oo miskaha."

Qeexid Xigta

Hab go'yaasha dharka raggu u xirto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gunti oo kali ah:
  • Guntii iyo gebo gebadii ayaan la qaba saxiibadayda reer London Ismaciil gadiid, iyo Cabdirizak xuseen balayax, "Walle nin hurdoow hallowday dantaa."
  • Inkastoo khilaafka siyaasadeed ee ururku marayo heer halis ah, haddana Xubnaha guddigan cusub ee guntiga u xidhay furdaaminta arrintaasi waxay ku dooddeen in ay rajo-weyn ka qabaan heshiis dhexmara siyaasiyiinta labada kooxood u kala jabtay ee ururka.