Qeexid

"(f.g) Wax si loo xafido meel ku xirasho."

Qeexid Kale

(f.mg) U g.: hawl qabashadeeda isu diyaarin.

Qeexid Xigta

(f.mg) Maro sabarka ku xirasho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gunto oo kali ah:
  • Waxay ku nooshahay dhoobada iyo jidhaamaha guntooda, wayna adagtay in isha lagu arko.