Qeexid
"Meesha xarig ama laba ay isaga xirmaan."
"Meesha xarig ama laba ay isaga xirmaan."
Wadaag:
Geed-gaab laamo dhuudhuuban leh oo dhala miro macaan oo loo yaqaan yicib.
m.dh
Wadaag:
Dad tol yari lagu liido.
Dadweyne; tol.
Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.
m.dh
Wadaag:
Hadal hoos loo yiraahdo oo diidmo ku jirto. ld dunuunuc1, gunuunus1, gunuus1.
m.l
Wadaag:
Hadal diidmo ku jirto hoos u dhihid. ld dunuunuc2, gunuunus2, gunuus2.
f.mg2
-cay, -cday
Wadaag:
Geedquwaax qodax iyo xabag leh oo ka mid ah dhirta dawada. ld gumre, gunray, gunro.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax si loo xafido meel ku xirasho.
(f.mg) Maro sabarka ku xirasho.
(f.mg) U g.: hawl qabashadeeda isu diyaarin.
f.g
-taday, -tatay
Wadaag:
Lacag la siiyo cid shaqo dheeraad ah qabatay.
Hanti yar oo cid loogu naxariisto ama lagu laaluusho. ld guno.
m.dh
Wadaag: