"Hadal hoos loo yiraahdo oo diidmo ku jirto. ld dunuunuc1, gunuunus1, gunuus1."
Wadaag:
Hadal diidmo ku jirto hoos u dhihid. ld dunuunuc2, gunuunus2, gunuus2.
f.mg2
-cay, -cday
ld dunuunucid, gunuunsid, gunuusid.
m.f.dh
ld gunuunuc1.
m.l
ld gunuunuc2.
f.mg1
-say, -stay
ld gunuunucid.
m.dh
(-ntay, -nudday; -nti) Xarig iwm guntin u yeelid.
Meesha xarig ama laba ay isaga xirmaan.
Onkod. ld gugac1.
Dad tol yari lagu liido.
Dadweyne; tol.
Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.