Qeexid
ld gunuunuc1.
ld gunuunuc1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: ld gunuunuc2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: ld gunuunuc2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gunuunuc1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld gunuunucid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hadal hoos loo yiraahdo oo diidmo ku jirto. ld dunuunuc1, gunuunus1, gunuus1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Hadal diidmo ku jirto hoos u dhihid. ld dunuunuc2, gunuunus2, gunuus2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meesha xarig ama laba ay isaga xirmaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-ntay, -nudday; -nti) Xarig iwm guntin u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dunuunucid, gunuunsid, gunuusid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld gunuunucid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-syo, m.dh) Shay xalleefsan oo sida badan dharka la xirto dacal looga tolo suu isugu xiro laba daraf; badhan. ld galuus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-sas, m.) Xubinta taranka ee ragga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dad tol yari lagu liido.
Qeexid Xigta: Dadweyne; tol.
Qeexid Kale: Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld gunno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -taday, -tatay
Qeexid: (f.g) Wax si loo xafido meel ku xirasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Maro sabarka ku xirasho.
Qeexid Kale: (f.mg) U g.: hawl qabashadeeda isu diyaarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U g.: cid maro hoos ugu xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld gunre.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Geedquwaax qodax iyo xabag leh oo ka mid ah dhirta dawada. ld gumre, gunray, gunro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Lacag la siiyo cid shaqo dheeraad ah qabatay.
Qeexid Xigta: Hanti yar oo cid loogu naxariisto ama lagu laaluusho. ld guno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Marada raggu hoos ka qaato labadeeda duub oo yaryar oo ay ku leedahay la simaadka labada fiiq oo miskaha.
Qeexid Xigta: Hab go'yaasha dharka raggu u xirto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]