Qeexid
"Neef irmaanaa candhadiisa caano ka idlaasho. 7. Ceel biyo lahaa dawrid. ld gur2 (6)."
[-ray, -rtay]
gur2 ay
gur2 tay
f.mg1"Neef irmaanaa candhadiisa caano ka idlaasho. 7. Ceel biyo lahaa dawrid. ld gur2 (6)."
Wadaag:
Reer meel uu degganaa ka guurid, ayadoo uu meel kale degayo.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Geedo, timo iwm jarid.
(f.g) Wax meel yiil ka qaadid.
(f.g) Cunto digsi ku jirta ka bixin. 4. (f.g) Miro geed ku yaal ka goyn. 5. (f.g) War qof ka jiibin. 6. (f.mg) ld gur2.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Cid gargaar degdeg ah u fidin.
f.mg3
-maday, -matay
Wadaag:
Meel godan oo gaadiid raran dushiisa laga sameeyo oo la saaro carruur, maqal iwm.
Rako.
m.dh
Wadaag:
Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid.
La g.: cid xumo wadda la sii wadid, si loo tuso waxyeelladeeda.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax badan oo daadsan midba mar qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax aan caano lahayn ahaansho.
Wax aan biyo lahayn ahaansho.
Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Nin gacanta bidixda uga isticmaal badan gacanta midigta.
m.l
Wadaag:
Wax aan caano lahayn ahaansho.
Wax aan biyo lahayn ahaansho.
Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Aqal Soomaaliga inta aan qoriga iyo rarada ahayn.
Awr hayin.
m.l.u
Wadaag:
Hooy; aqal.
G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay.
m.l
Wadaag: