Qeexid
"Hadal badan oo aan murti lahayn oo caro ku jirto dhihid."
[-say, -stay]
guraabbaas2 ay
guraabbaas2 tay
f.mg1"Hadal badan oo aan murti lahayn oo caro ku jirto dhihid."
Wadaag:
Hadal badan oo aan murti lahayn oo qof carraysani ku hadlo.
ld guraabbaasid.
m.l
Wadaag:
Orod boodbood leh samayn (nafley).
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Wax aan caano lahayn ahaansho.
Wax aan biyo lahayn ahaansho.
Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax aan caano lahayn ahaansho.
Wax aan biyo lahayn ahaansho.
Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Neef irmaan canihii ka dhamaasho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Geedka diirta marka uu laba dhegood dhaafo oo laanna uusan weli yeelan. ld gureeyo.
m.l
Wadaag: