Qeexid
"Geel aan irmaanayn; horweyn."
"Geel aan irmaanayn; horweyn."
Wadaag:
Wax aan caano lahayn ahaansho.
Wax aan biyo lahayn ahaansho.
Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax aan caano lahayn ahaansho.
Wax aan biyo lahayn ahaansho.
Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Neef irmaan canihii ka dhamaasho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Cod gaar ah oo nafleyda qaarkeed samayso oo badanaa ku lug leh guhaad ama wax doon (libaax, ey, iwm).
m.l
Wadaag:
Geedka diirta marka uu laba dhegood dhaafo oo laanna uusan weli yeelan. ld gureeyo.
m.l
Wadaag:
Xirmidda sanka neeftu ku xiranto, duray, sanboor iwm awgood.
m.l
Wadaag:
Dhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhereran badda cas.
m.dh.u
Wadaag:
(-nno, m.dh) Hu' hoosaad qafiif ah oo shaatiga laga hoos gashado si uu dhididka uga ilaaliyo.
m.l
Wadaag:
Qof adeegsiga gacanta bidix ku badsada ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(daaw.) Baabi'idda ku dhacda xubin ama sooh si caadi ah u koray oo ay sababna u tahay unugyada oo ka dhammaada waxayna iman kareysa xaalad nafaqo darro, isticmaal la'aan ama gabow.
m.l
Wadaag: