Qeexid Xigta

ld gurad.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gurasho oo kali ah:
  • Xoogaga Al-shabaab ayaa la sheegayaa inay dib ugurasho xeelad dagaal ay uga baxeen magaalada Xudur, kaddib markii ay ka warheleen inay ciidamo xoogan ay ku soo wajahan yihiin magaalada Xudur ee xarrunta gobolka Bakool.
  • Shalay, maanta, iyo berrito ayaa is wada weydaaran kara, oo midiba tan meesha kale geli kartaa, ilbaxnimada ama dib-u-dhaca Nolosha baniaadmiga haddaan u garwaaqsanno inay horumar iyo dib-u-gurasho tahay.