Qeexid
"G. ah: raacidda wax ordaya la raaco iyadoo aan la hubsan."
"G. ah: raacidda wax ordaya la raaco iyadoo aan la hubsan."
Wadaag:
Iyadoo aan la hubsan wax ordaya raacid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya.
Lumidda xoolo badani lumaan. ld gawaanraacid.
m.l
Wadaag:
Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto.
Nuugid badan.
ld garaacid.
m.l
Wadaag: