"Gurdowalaaq ahaansho."
Wadaag:
Orgi aan gaarin da'dii uu riyaha ku rimin lahaa.
m.l
Qurdowalaq ahaansho.
m.dh
Caaq ahaansho.
(-amay, -antay; -ami) Fardo iwm gurdan samayn.
f.mg1
Sharqanta ka yeerta orodka fardaha iwm.
ld gurdamid.
ld gurdan1.
m.f.dh
G. ah: raacidda wax ordaya la raaco iyadoo aan la hubsan.
m.l.kh
Iyadoo aan la hubsan wax ordaya raacid.
-cay, -cday
eeg gurdanraac2.