Qeexid
"Cudur ummulaha ilmagaleenka kaga dhaca labada toddobaad oo u horreysa dhalmada."
"Cudur ummulaha ilmagaleenka kaga dhaca labada toddobaad oo u horreysa dhalmada."
Wadaag:
Hantida qaybaheeda la rari karo, sida xoolaha nool.
G. ah: reer miyi xoolo dhaqato ah oo hadba meeshii deegaan leh u guura.
m.dh
Wadaag:
Gacmaha iyo lowyaha ku socosho (qof).
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
G. ah: ilmo marxaladdii fadhiga iyo istaagga u dhexeeya oo jilbaha iyo labada gacmood ku socda.
m.l.kh
Wadaag:
Aqal Soomaaliga inta aan qoriga iyo rarada ahayn.
Awr hayin.
m.l.u
Wadaag:
Gabar gaartay da'dii ay guri iyo nin ku hanan lahayd.
m.l.kh
Wadaag:
Qaybaha ciidamadu u qaybsanyihiin mid ka mid ah oo gaasna ka yar, ururna ka badan.
Dad badan oo wadajira.
m.dh.u
Wadaag:
Hanti m. ah: hanti aan guurguurin oo deynta lagu qaadan karo, sida beeraha guryaha iwm.
Dad si joogto ah meel u deggan oo xoolo dhaqato iyo beeraley isugu jira.
m.dh
Wadaag:
Rati xoog leh, hayin ah oo gurgurka iyo maxasta la saaro. ld gurgurshe.
m.l
Wadaag:
Xiriir mideynaya nin iyo naag ayadoo wada noolaanshahooda lagu saleynayo heshiis sharciyeysan oo dammaanad u ah xaas inuu unkamo.
Meel la degganaa ka tegid (cid, reer, dad).
m.l
Wadaag:
Reer meel uu degganaa ka guurid, ayadoo uu meel kale degayo.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Aroos gelbin.
(f.g) Qoraal meel kala ku naqilid.
(f.mg) U g.: wiil ama gabar u aroosin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: