Qeexid
"Carruur isku hooyo ah kan ugu dambeeya."
"Carruur isku hooyo ah kan ugu dambeeya."
Wadaag:
(-syo, m.dh) Wiil ama gabar hooyo ku dhalmaddeysay oo wax ay dhasho ugu dambaysa. ld garuddambays.
m.l
Wadaag:
Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid.
La g.: cid xumo wadda la sii wadid, si loo tuso waxyeelladeeda.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hooy; aqal.
G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -oowday; -oobi) Nafley cudur guri ka noqosho.
f.g1
Wadaag:
Haweeney aqalkeeda ka shaqaysa oo aan shaqo kale lahayn.
Xayawaanka dadka la nool, sida bisadda eeyga iwm.
m.dh.u
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid.
f.mg1
Wadaag: