Qeexid
"G. ah: cudur guri noqday (nafley)."
"G. ah: cudur guri noqday (nafley)."
Wadaag:
(-oobay, -oowday; -oobi) Nafley cudur guri ka noqosho.
f.g1
Wadaag:
Hooy; aqal.
G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay.
m.l
Wadaag:
Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid.
La g.: cid xumo wadda la sii wadid, si loo tuso waxyeelladeeda.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Geedo, timo iwm jarid.
(f.g) Wax meel yiil ka qaadid.
(f.g) Cunto digsi ku jirta ka bixin. 4. (f.g) Miro geed ku yaal ka goyn. 5. (f.g) War qof ka jiibin. 6. (f.mg) ld gur2.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Haweeney aqalkeeda ka shaqaysa oo aan shaqo kale lahayn.
Xayawaanka dadka la nool, sida bisadda eeyga iwm.
m.dh.u
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid.
f.mg1
Wadaag:
(-ryo, m.dh) Dad iyo duunyo inta jilicsan oo aan ka fogaan karin guriga hareerahiisa.
m.l.u
Wadaag: