Qeexid

"Meel godan oo gaadiid raran dushiisa laga sameeyo oo la saaro carruur, maqal iwm."

Qeexid Xigta

Rako.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guro oo kali ah:
  • Suaalahan jawaabtoodu waxay u baahan yihiin in la raad-guro habka loo maamulo dakhliga dawladda iyo siyaasadda guud ee dhaqaalaha ee dalka Waxa hubaal ah in xaaladda dhaqaale ee dalku isa soo ooday.
  • Wuxuu ahaa nin si hoos ahaaneed oon la arkayn u shaqeeya, magaciisuna wuxuu noqday mid lala xiriiriyo qaraxyada iyo dilalka aan caadiga ahayn iyo maxaabiista afduubka loo qabsado oo madaxyada laga guro.