Qeexid

"Qallooc; dabcixumo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gurrac oo kali ah:
  • . In la horumariyo barnaamijta culammada wanaagsan si ay ummadda uga badbaadiyaan shirqoolka kuwa sida gurracan u adegsada magaca diinka, iyadoo aanay jirin cid kaga fog diinta islaamka.
  • Laakiin iyada Soomaaliya si gaara ayaa loogu hayaa isha, iyadoo ay ka jiraan dhibaato siyaasadeed oo gurracan, mana lahayn Soomaaliya safiir Maraykan u fadhiya muddo ka badan toban sannadood iyo badh.