Qeexid
"Wax la gurracay ahaansho."
[-cnaa, -cnayd]
gurracan2 naa
gurracan2 nayd
f.mg4"Wax la gurracay ahaansho."
Wadaag:
(-cmay, -cantay; -cmi) Qof naxdin weyn la kulmey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-ammo/-nno, m.dh) (xis.) Xarriiq toosan ee ka timaada xuddunta kuna dhammaata bar ku taalla meeriska goobada ama fogaanta ka bilaabata xuddunta kubbad, kuna dhammaata bar ku taal dusha kubbadda.
m.l
Wadaag:
Neef irmaan canihii ka dhamaasho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qof adeegsiga gacanta bidix ku badsada ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Hadal badan oo aan murti lahayn dabeebasho. ld duryan2.
f.mg1
Wadaag:
Ilmo yar wax niyadda laga dilay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Dhibaatada niyadda ka gaarta ilmo ay korisay naag aabbihii qabo.
m.dh
Wadaag:
Ilmo yar niyadda laga dilay ahaansho.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag: