Qeexid
"Ilmo yar wax niyadda laga dilay ahaansho."
[-snaa, -snayd]
gurraysan naa
gurraysan nayd
f.mg4"Ilmo yar wax niyadda laga dilay ahaansho."
Wadaag:
Qof adeegsiga gacanta bidix ku badsada ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax nabar ku dhacay ahaansho. ld nabaraysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xaashi, loox iwm wax sadarro loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax gaso la geliyay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la xe reeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
U c.: wax caro haysa ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dandarro hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dacdarro hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Weel wax la carariyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Meel dhir lagu tallaaley ahaansho.
Wax dhir lagu daray ahaansho (cunto, cabitaan iwm).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax ciiro qarisay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: