Qeexid
"Wax meel daadsan mid mid u qaadasho."
[-saday, -satay]
gurubs aday
gurubs atay
f.g3"Wax meel daadsan mid mid u qaadasho."
Wadaag:
Isha inteeda kuusan ee baararka ka hooseysa.
Dhaqdhaqaaqa isha.
m.l
Wadaag:
Dheri dab saaran, dhul iwm dareere dhuuqid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Geedo, timo iwm jarid.
(f.g) Wax meel yiil ka qaadid.
(f.g) Cunto digsi ku jirta ka bixin. 4. (f.g) Miro geed ku yaal ka goyn. 5. (f.g) War qof ka jiibin. 6. (f.mg) ld gur2.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Neef irmaanaa candhadiisa caano ka idlaasho. 7. Ceel biyo lahaa dawrid. ld gur2 (6).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Wiil ama gabar hooyo ku dhalmaddeysay oo wax ay dhasho ugu dambaysa. ld garuddambays.
m.l
Wadaag: