Qeexid
"Qolofta qaraha marka buruqda laga cuno."
"Qolofta qaraha marka buruqda laga cuno."
Wadaag:
Isha inteeda kuusan ee baararka ka hooseysa.
Dhaqdhaqaaqa isha.
m.l
Wadaag:
(f.g) Geedo, timo iwm jarid.
(f.g) Wax meel yiil ka qaadid.
(f.g) Cunto digsi ku jirta ka bixin. 4. (f.g) Miro geed ku yaal ka goyn. 5. (f.g) War qof ka jiibin. 6. (f.mg) ld gur2.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax meel daadsan mid mid u qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Neef irmaanaa candhadiisa caano ka idlaasho. 7. Ceel biyo lahaa dawrid. ld gur2 (6).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Bahal ka mid ah bahalaha sheekooyinka lagu tebiyo hase yeeshee ayan cidi weli arag oo leh ciddiyo dhaadheer oo ay wejiga kaga xagato dadka.
Dafo.
Cadaa wadnimo yar oo dad ka dhexeysa.
m.dh
Wadaag:
Wax aan caano lahayn ahaansho.
Wax aan biyo lahayn ahaansho.
Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Hooy; aqal.
G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay.
m.l
Wadaag:
Wax aan caano lahayn ahaansho.
Wax aan biyo lahayn ahaansho.
Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid.
La g.: cid xumo wadda la sii wadid, si loo tuso waxyeelladeeda.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: