[-qday, -qotay]
guryannoq day
guryannoq otay
"Xero laga soo guurey u noqosho (xoolo)."
Wadaag:
ld guryannoqosho.
m.l
Hadal badan oo aan murti lahayn. ld duryan1.
(-amay, -antay; -ami) Hadal badan oo aan murti lahayn dabeebasho. ld duryan2.
f.mg1
eeg guryannoqo. ld guryannoqod.
m.f.dh
ld duryamid.