Qeexid
"Cid inay wax ku tallaabsato ku boorin."
[-iyay, -isay]
guubaab yay
guubaab say
f.g2"Cid inay wax ku tallaabsato ku boorin."
Wadaag:
Hadal loo jeediyo cid la rabo inay arrin ku tallaabsato. ld guubaabin.
m.dh
Wadaag:
Xuub weyn xab ka buuxo oo ka soo horreeya ilmaha dhalashadiisa (geel). ld gube.
m.l
Wadaag:
Budo madow oo dhiilaha ama haamaha la culay marka la catireeyo ka soo daata.
m.dh
Wadaag:
Qof marinka toosan ka weecin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: