Qeexid
"eeg guubi. ld guubis."
"eeg guubi. ld guubis."
Wadaag:
Xuub weyn xab ka buuxo oo ka soo horreeya ilmaha dhalashadiisa (geel). ld gube.
m.l
Wadaag:
Aan gaar ahayn.
Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, dhinaca kore, ku yaal.
Timaha weyn oo madaxa oo dadka deysto. 4. Wax kor u dheer, madaxa ugu korreeya; kore; sare; baar.
m.l
Wadaag:
Cid inay wax ku tallaabsato ku boorin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hadal loo jeediyo cid la rabo inay arrin ku tallaabsato. ld guubaabin.
m.dh
Wadaag:
Qaybaha oogada nafleyda middiiba, siiba inta laba kalaggoys u dhexaysa ama isku cad ah.
Dadka maamul ama urur ka koobanyahay, midkiiba.
m.dh
Wadaag:
(-lo, m.l) Dagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Cid haddadid.
(f.mg) Xoolo aroor ama wabax ah meel ceelka u dhow habeen u hoyasho.
(f.mg) Xoolo iwm dhaan isugu keenid.
f.g
-uulay, -uushay
Wadaag: