Qeexid
"Nooc cudur ka mid ah cudurrada geelaha oo geeri leh."
"Nooc cudur ka mid ah cudurrada geelaha oo geeri leh."
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Geel guudaan haya ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Aan gaar ahayn.
Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, dhinaca kore, ku yaal.
Timaha weyn oo madaxa oo dadka deysto. 4. Wax kor u dheer, madaxa ugu korreeya; kore; sare; baar.
m.l
Wadaag:
(-aaman, m.l) Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.
m.l
Wadaag:
Dhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhereran badda cas.
m.dh.u
Wadaag:
D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa.
ld daandaamid.
m.l
Wadaag:
Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiintawaqtiyada salaadda.
Ci' dheer oo neef riyoahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ldaadaamid, aaddan1, eedaan1.
m.l
Wadaag:
Subag, caano, maraq iwm oo cuntada yaabisnimada looga ba'sho.
m.l
Wadaag:
Xarig awrka lagu keeneeyo.
Weel yar oo biyaha lagu darsado.
Weel dheg leh oo afar litir qaada. 4. Saab digaagga lagu qaado marka la guuraayo.
m.l
Wadaag:
Xiddig u dhexeysa bayaxawda iyo libcasta.
Naag madax adag.
m.dh
Wadaag:
Xarig iwm wax la guntay noqosho.
Dhiig iwm wax fariistay noqosho.
f.mg1
Wadaag: