Qeexid
Magac guud oo ay wadaagaan haweenka iyo farduhu.
Magac guud oo ay wadaagaan haweenka iyo farduhu.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Aan gaar ahayn.
Qeexid Xigta: Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, dhinaca kore, ku yaal.
Qeexid Kale: Timaha weyn oo madaxa oo dadka deysto. 4. Wax kor u dheer, madaxa ugu korreeya; kore; sare; baar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Sagaarada weyn ee dheddig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Hadal duuban oo kormar ah ku hadlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Geel guudaan haya ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc cudur ka mid ah cudurrada geelaha oo geeri leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld guudmarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld guudfuulid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Xakame la'aan fuulid (faras).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg guudan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qof dumar ah oo guudad leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld guudmar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld guudfuul1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]