Qeexid
"Hadal duuban oo kormar ah ku hadlid."
[-ray, -rtay]
guudmar2 ay
guudmar2 tay
f.g1"Hadal duuban oo kormar ah ku hadlid."
Wadaag:
Aan gaar ahayn.
Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, dhinaca kore, ku yaal.
Timaha weyn oo madaxa oo dadka deysto. 4. Wax kor u dheer, madaxa ugu korreeya; kore; sare; baar.
m.l
Wadaag:
Reer meel uu degganaa ka guurid, ayadoo uu meel kale degayo.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nooc cudur ka mid ah cudurrada geelaha oo geeri leh.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Geel guudaan haya ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Xakame la'aan fuulid (faras).
f.g1
-uulay, -uushay
Wadaag: