Qeexid

"Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii."

Qeexid Xigta

ld guulid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guul oo kali ah:
  • Guddomiye ku xigeenku wuxuu kaloo sheegay in ay kulamadooda ku soo dhamaadeen si guulo ah isagoo hoosta ka xariiqay in dhawaan iyadoo qoraal ah loo qeybin doono xubnaha Barlamanka taasoo ay ka heli doonaan faah faahin dheer.
  • Faransiiska oo ahaa dalkii labaad ee u sharraxnaa ku guulaysashada koobka ayay hadda qiir-qiir ku jirtaa fursaddii uu ugu soo gudbi lahaa wareega labaad ee koobka adduunku.