Qeexid
"(f.g) Cid haddadid."
Qeexid Kale
(f.mg) Xoolo iwm dhaan isugu keenid.
Qeexid Xigta
(f.mg) Xoolo aroor ama wabax ah meel ceelka u dhow habeen u hoyasho.
[-uulay, -uushay]
guul3 ulay
guul3 ushay
f.g"(f.g) Cid haddadid."
(f.mg) Xoolo iwm dhaan isugu keenid.
(f.mg) Xoolo aroor ama wabax ah meel ceelka u dhow habeen u hoyasho.
“Geelii wuxuu isugu guulmay gasada”.
Wadaag:
(-lo, m.l) Dagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.
m.dh
Wadaag:
Xoolo aroor ama wabax ah meel aan xeradeeda ahayn habeyn ku hoyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax isu ururay oo gadaal u gurtay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Naag aan sarriig lahayn oo martidu ku soo dhiirran aqalkeeda.
m.dh
Wadaag:
Aan gaar ahayn.
Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, dhinaca kore, ku yaal.
Timaha weyn oo madaxa oo dadka deysto. 4. Wax kor u dheer, madaxa ugu korreeya; kore; sare; baar.
m.l
Wadaag:
Daruuro waaweyn oo biyeysan, madow oo cirka maaxa.
Qiiq si xoog leh isu qabsaday. ld guuleeto.
m.dh
Wadaag:
(-dayaal, m.l) Mid ka mid ah ciidamada maleesiyada ummadda.
m.l
Wadaag:
Shimbir cidiisu “guu-guu” tahay; dhoor buu leeyahay; hud'hud.
m.l
Wadaag: