Qeexid
Welwel iyo cabsi ku dhasha qofka marka uu ka baqayo dhibaato ku soo fool leh.
Welwel iyo cabsi ku dhasha qofka marka uu ka baqayo dhibaato ku soo fool leh.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Dhibaato ku soo fool leh awgeed welwel iyo cabsi dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax guulallow hayo ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Dub biyo gelid xanuun awgiis.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg guulallow2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg guulallowsan. ld gulallowsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld guulallowsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax isu ururay oo gadaal u gurtay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Naag aan sarriig lahayn oo martidu ku soo dhiirran aqalkeeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: (f.g) Cid haddadid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Xoolo aroor ama wabax ah meel ceelka u dhow habeen u hoyasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Xoolo iwm dhaan isugu keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii.
Qeexid Xigta: ld guulid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Dagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (u) Godadka quraanyada.
Qeexid Xigta: (daaw.) Finan yaryar, badan oo oogada dadka ka soo baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Daruuro waaweyn oo biyeysan, madow oo cirka maaxa.
Qeexid Xigta: Qiiq si xoog leh isu qabsaday. ld guuleeto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Welwel; walaac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo aroor ama wabax ah meel aan xeradeeda ahayn habeyn ku hoyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Daruuro badan oo biyeysan cirka heehaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nin faalka yaqaan.
Qeexid Xigta: Sixirrow. ld faalshow, faashow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dheelallaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg guulaamee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-laabay,-lowday; -laabi) Qof hurdo ka kacay isagoo weli baraarugin dhaqdhaqaaq iyo hadal sameyn. ld dheerallow2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]