Qeexid

"(-lmay, -lantay; -lmi) Wax isu ururay oo gadaal u gurtay noqosho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guulan oo kali ah:
  • Safarka soo laabadka Ugaaska waxaa loogu horaysiin in lagu marti geliyo degaanka reer Sacad Muuse, reer Guulane, reer Axamed ah.
  • "anagaa weerarnay meelo ay ku sugnaayeen kuwa isku sheega Dowlada kadib markii cabasho ay naga soo gaartay dadweynaha,guulana waan gaarnay madaama aan la wareegnay goobiihii lagu dagaalamayay" ayuu yiri Sh.