Qeexid
"Guuldarro la kulmid."
[-stay, -satay]
guuldarrays tay
guuldarrays atay
f.mg3"Guuldarro la kulmid."
Wadaag:
eeg guuldarrayso. ld guuldarraysad, guuldarraysi.
m.f.dh
Wadaag:
Timaha darro marsasho. ld tarrayso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho.
Jirro ka bogsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax, inuu garyahay qirid.
(f.mg) Garays xirasho.
(f.mg) Garraar xirasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Meel daloosha guf ku cufaysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Fiidka hore arrin qabsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Xoolo aroor ama wabax ah meel aan xeradeeda ahayn habeyn ku hoyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Cid haddadid.
(f.mg) Xoolo aroor ama wabax ah meel ceelka u dhow habeen u hoyasho.
(f.mg) Xoolo iwm dhaan isugu keenid.
f.g
-uulay, -uushay
Wadaag:
(-lo, m.l) Dagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.
m.dh
Wadaag: