Qeexid

"Ku fashilmidda dagaal, tartan iwm lagu fashilmo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guuldarro oo kali ah:
  • Weeraryahankan 26-jirka ah ayaa muujiyay inuu ka soo taagan yahay dhaqanka ay ku dhaqmaan taageerayaasha Spanish-ku kuwaasoo sida caadiga ay ka jeesta kooxdooda, haddii ay kooxda ku timaado guuldarro, halka ay niyadda ugu dhisi lahaayeen.
  • Way kala beddeshaa saaxiibbada lab… meel kastoo ay marayso salaantu way ku badan tahay … dadkoo dhan baa wada garanaya … telefoonkeedu ma nasto … guul bay u haysataa mase oga inay guuldarro tii ugu weynayd ku jirto.