Qeexid
(-ooyin, m.l) ld guulaamo.
(-ooyin, m.l) ld guulaamo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Naag aan sarriig lahayn oo martidu ku soo dhiirran aqalkeeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: (f.g) Cid haddadid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Xoolo aroor ama wabax ah meel ceelka u dhow habeen u hoyasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Xoolo iwm dhaan isugu keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii.
Qeexid Xigta: ld guulid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Dagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Shimbir cidiisu “guu-guu” tahay; dhoor buu leeyahay; hud'hud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld guuleysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Lib helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Qaybaha ciidamadu u qaybsanyihiin mid ka mid ah oo gaasna ka yar, ururna ka badan.
Qeexid Xigta: Dad badan oo wadajira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo aroor ama wabax ah meel aan xeradeeda ahayn habeyn ku hoyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld guuleysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld guul1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax isu ururay oo gadaal u gurtay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg guuli. ld guulis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld guulin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ilaah; Eebbe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.kh
Qeexid: G. ah: neef dheddig oo wax rimiya waayey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hantida qaybaheeda la rari karo, sida xoolaha nool.
Qeexid Xigta: G. ah: reer miyi xoolo dhaqato ah oo hadba meeshii deegaan leh u guura.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg guulayso. ld guuleysad, guuleysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg guulan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dayaal, m.l) Mid ka mid ah ciidamada maleesiyada ummadda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]