Qeexid
"ld guuleysasho."
"ld guuleysasho."
Wadaag:
Hab dawladaha waaweyni kaga maroorsadaan dawladaha yaryar xorriyaddooda, dhaqaalahooda iwm.
ld gumeysasho.
m.l
Wadaag:
Shimbir cidiisu “guu-guu” tahay; dhoor buu leeyahay; hud'hud.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.l) Dagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Cid haddadid.
(f.mg) Xoolo aroor ama wabax ah meel ceelka u dhow habeen u hoyasho.
(f.mg) Xoolo iwm dhaan isugu keenid.
f.g
-uulay, -uushay
Wadaag:
Xoolo aroor ama wabax ah meel aan xeradeeda ahayn habeyn ku hoyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax isu ururay oo gadaal u gurtay noqosho.
f.mg1
Wadaag: