Qeexid
"Lib helid."
[-stay, -satay]
guuleys tay
guuleys atay
f.mg3"Lib helid."
Wadaag:
Neef caano yar, caano ka raadsasho.
Candho maran caano ka raadsasho
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Shimbir cidiisu “guu-guu” tahay; dhoor buu leeyahay; hud'hud.
m.l
Wadaag:
Wax meel ku sugan meel kale dhigasho.
Cid wax gaarsiin.
Cid waxtarid.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Xoolo aroor ama wabax ah meel aan xeradeeda ahayn habeyn ku hoyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Cid haddadid.
(f.mg) Xoolo aroor ama wabax ah meel ceelka u dhow habeen u hoyasho.
(f.mg) Xoolo iwm dhaan isugu keenid.
f.g
-uulay, -uushay
Wadaag:
(-lo, m.l) Dagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Gummeys noqosho (haweenay).
f.mg1
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax isu ururay oo gadaal u gurtay noqosho.
f.mg1
Wadaag: