Qeexid
Surta inteeda adag; gaws.
Surta inteeda adag; gaws.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: /dh.kh Qof fil weyn oo aan da'du ka muuqan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ganuun u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Uunsi shidasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Naag ama nin xiriir guur cid la samaysasho.
Qeexid Xigta: Qoraal meel ku qoran meel kale ku naqilasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Biito; nooc ciyaar caruureed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.kh
Qeexid: G. ah: neef dheddig oo wax rimiya waayey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld guuyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax meel ku uruursasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) ld guuntoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Neef dheddig, lab orgeeya waayid. ld guuntow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xoog wax ku meel marsasho. ld maquunso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof jirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii.
Qeexid Xigta: ld guulid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Dagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Lib helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Cod weyn sameyn (awr, goray iwm).
Qeexid Xigta: Matoor cod samayn.
Qeexid Kale: U g.: wax u riyaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -day, -tay
Qeexid: Qof, xanuun adkeysi u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cod weyn oo cunaha awr, goray iwm ka soo baxa.
Qeexid Xigta: Codka matoorrada.
Qeexid Kale: Cudur geela cunaha ka barariya. 4. ld guuxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Aan gaar ahayn.
Qeexid Xigta: Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, dhinaca kore, ku yaal.
Qeexid Kale: Timaha weyn oo madaxa oo dadka deysto. 4. Wax kor u dheer, madaxa ugu korreeya; kore; sare; baar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Reer meel uu degganaa ka guurid, ayadoo uu meel kale degayo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]