Qeexid
"Neef dheddig, lab orgeeya waayid. ld guuntow."
[-ooday, -ootay]
guunto oday
guunto otay
f.mg3"Neef dheddig, lab orgeeya waayid. ld guuntow."
Wadaag:
Neef dheddig oo tabsan abaahi waayid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(f.g) Wax si loo xafido meel ku xirasho.
(f.mg) Maro sabarka ku xirasho.
(f.mg) U g.: hawl qabashadeeda isu diyaarin.
f.g
-taday, -tatay
Wadaag:
Aan gaar ahayn.
Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, dhinaca kore, ku yaal.
Timaha weyn oo madaxa oo dadka deysto. 4. Wax kor u dheer, madaxa ugu korreeya; kore; sare; baar.
m.l
Wadaag: