Qeexid

"ld guurayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guurays oo kali ah:
  • Ilo wareedyo kale oo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay GO in sidoo kale ay kooxda Al-shabaab ka guurayso deegaanada ay ku xoogan tahay sida Dayniile oo duleedka Muqdisho ku taala, iyagoo aadaya dhinaca howdka.
  • Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay u guurayso nidaamka Dimuqraadiyadda sidaasdarteed loo baahan yahay in aan meesha looga guurin Puntland, waxaana uu yiri….”