Qeexid
"Nafley habeen wadid. ld guureggeli."
[-iiyay, -iisay]
guuraysi iyay
guuraysi isay
f.g2"Nafley habeen wadid. ld guureggeli."
Wadaag:
Is c.: is daalin.
Ka c.: cid caro ku abuurid.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Ka g.: qof gabay ku beerid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Ka s.: wax, wax kale ka kor marin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Xiriir mideynaya nin iyo naag ayadoo wada noolaanshahooda lagu saleynayo heshiis sharciyeysan oo dammaanad u ah xaas inuu unkamo.
Meel la degganaa ka tegid (cid, reer, dad).
m.l
Wadaag:
Reer meel uu degganaa ka guurid, ayadoo uu meel kale degayo.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Aroos gelbin.
(f.g) Qoraal meel kala ku naqilid.
(f.mg) U g.: wiil ama gabar u aroosin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Bahal wahmi ah oo carruurta lagu cabsiiyo. ld reerguure-raac.
m.l
Wadaag:
G. ah: ilmo marxaladdii fadhiga iyo istaagga u dhexeeya oo jilbaha iyo labada gacmood ku socda.
m.l.kh
Wadaag:
(f.g) Wax xawliga ay ku socdaan kordhin.
(f.mg) U dh.: cid waxay qeyb u lahayd wax ka badan siin.
f.g
-iiyay, -iisay
Wadaag: