Qeexid
"Qof in uu guursado diyaar u ah."
Qeexid Xigta
Qof gaaray da'dii lagu guursan lahaa.
"Qof in uu guursado diyaar u ah."
Qof gaaray da'dii lagu guursan lahaa.
Wadaag:
Reer meel uu degganaa ka guurid, ayadoo uu meel kale degayo.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Aroos gelbin.
(f.g) Qoraal meel kala ku naqilid.
(f.mg) U g.: wiil ama gabar u aroosin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Xiriir mideynaya nin iyo naag ayadoo wada noolaanshahooda lagu saleynayo heshiis sharciyeysan oo dammaanad u ah xaas inuu unkamo.
Meel la degganaa ka tegid (cid, reer, dad).
m.l
Wadaag:
Habeen socosho. ld guureggal2.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Naag ama nin xiriir guur cid la samaysasho.
Qoraal meel ku qoran meel kale ku naqilasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Hantida qaybaheeda la rari karo, sida xoolaha nool.
G. ah: reer miyi xoolo dhaqato ah oo hadba meeshii deegaan leh u guura.
m.dh
Wadaag:
Gabar gaartay da'dii ay guri iyo nin ku hanan lahayd.
m.l.kh
Wadaag:
Qofka raadiya siraha cadowga.
Hay'adda ku sheqa leh wardoonidda.
m.l
Wadaag:
Qof, qof kale oo dakane ka galayraadinaya. ld aardoonad, aardoonasho,aarsashaddoon.
m.l
Wadaag:
Wax habboon ahaansho.
Wax wax kale la siman ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cunugga aan sida caadiga ah u dhalane bogga hooyadiisa laga soo saaray; bogdoox.
m.l
Wadaag: