Qeexid

"Socodka habeenkii la socdo. ld guureggal1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guure oo kali ah:
  • Tusaale, markii ay Geedi iyo Cabdullaahi Yuusuf u guureen Jowhar, waxaa dad badan saadaalinayeen in dagaal uu dhici doono.
  • Guure (aniga): Siyaasad wareertay, isboorti kubadda cagta u badan, iyo heeso aan xiise lahayn ayeynnu beryahan ka bixi weynee, bal aan maanta baab kale abbaarno.