Qeexid

"Habeen socosho. ld guureggal2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guuree oo kali ah:
  • Shirka Golaha Wasiiradu ay maanta ku yeesheen Muqdisho oo uu gudoominayay Ra'iisul wasaare Cumar C/rashiid ayaa noqonaya kii labaad oo ay ku yeeshaan Muqdisho tan iyo markii ay kasoo guureen Jabuuti.
  • Wararka ka imaanaya xadka Kenya iyo Somalia ayaa waxay sheegayaan in ciidamadii la dagaalanka Argagaxisada ee xuduuddaas ku sugnaa ay ka guureen halkaas.