Qeexid

"eeg guuri. ld guuris1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guurin oo kali ah:
  • Waxaana halkan ku soo guurinayaa su’aal la weydiiyay Sheekh Albaani, aniga oo soo koobaya jawaabtiisa.
  • Tusaale ahaan Soomaalidu intii ay Miyiga ama Baadiyaha ku nooleyd oo ayan magaalooyinka u soo guurin waxaa jiray habdhaqan bulsho oo uu qabiilku sal u yahay.