Qeexid
"Naag ama nin xiriir guur cid la samaysasho."
Qeexid Xigta
Qoraal meel ku qoran meel kale ku naqilasho.
[-saday, -satay]
guurs aday
guurs atay
f.g3"Naag ama nin xiriir guur cid la samaysasho."
Qoraal meel ku qoran meel kale ku naqilasho.
Wadaag:
Dheri dab saaran, dhul iwm dareere dhuuqid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Xiriir mideynaya nin iyo naag ayadoo wada noolaanshahooda lagu saleynayo heshiis sharciyeysan oo dammaanad u ah xaas inuu unkamo.
Meel la degganaa ka tegid (cid, reer, dad).
m.l
Wadaag:
Reer meel uu degganaa ka guurid, ayadoo uu meel kale degayo.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Aroos gelbin.
(f.g) Qoraal meel kala ku naqilid.
(f.mg) U g.: wiil ama gabar u aroosin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Hantida qaybaheeda la rari karo, sida xoolaha nool.
G. ah: reer miyi xoolo dhaqato ah oo hadba meeshii deegaan leh u guura.
m.dh
Wadaag:
Habeen socosho. ld guureggal2.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Adke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqaaqa daamanka hoore la liqi karo ka dhigid. ld muudso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof xaqirid; yasid.
Wax saluugid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: