Qeexid
"Wax in yar durugsan gacan ku laacid."
[-btay, -batay]
haab tay
haab atay
f.g3"Wax in yar durugsan gacan ku laacid."
Wadaag:
Hawl la qabtay wax ka soo baxa.
H. ah: Hilibka laga qasho xoolo la soo dhacay.
Hanti xoolaad.
m.dh
Wadaag:
Albaab handaraab ku xirasho.
f.mg3
-bay, -btay
Wadaag:
/dh Xaalad nafsaani ah oo qofka ku qasabta waxa uu jecelyahay in uu falo. Tus. “Cali naaguhuu handabo ku qabaa”.
m.l
Wadaag:
Dareen naxariis, rabitaan iyoxurmayn leh oo qof qof kale u hayo.
m.l
Wadaag:
Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada.
Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
Taag, buur gaaban.
m.dh
Wadaag:
Maro qaarka sare ku dedasho. ld hillaabo.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo.
m.l
Wadaag:
Badar la tumay buunshe ka saarid.
Haad cayrin.
Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: