Qeexid
Fudfudayd xagga dabeecadda ah.
Fudfudayd xagga dabeecadda ah.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Fudfudayd muujin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Buunshe.
Qeexid Xigta: H. ah: qof fudfudud.
Qeexid Kale: Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (haad, m.dh) Nafleyda inta duusha oo baalka leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-dad, m.l) Baylah, goldaloolo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax baalal leh dhul kor uga kicid.
Qeexid Xigta: Ka h.: naf, qof ka bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg haad-haad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Badar la tumay buunshe ka saarid.
Qeexid Xigta: Haad cayrin.
Qeexid Kale: Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: haa qr. ld haah.
m.l
Qeexid: ld haawasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
e.d
Qeexid: Erey dareen tilmaama, taah naag murugaysan la qayliso. ld hoohey.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Badar buunsho ka saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld haadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld haadis2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Dad cayr ah; haawey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld haadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: had2 xi. eeg haddii.
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid dhibaato haysata darteed uga faa'iideysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhimashada.
Qeexid Xigta: Wed.
Qeexid Kale: ld hed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg haadi. ld haadis1, haatin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax fahmid ama garasho.
Qeexid Xigta: Wax xusuusid.
Qeexid Kale: Qof dilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]