Qeexid
"Dhul jeexan, weyn oo hoos u dheer; qar ama bohol."
Qeexid Xigta
Geedka dharkeynka.
"Dhul jeexan, weyn oo hoos u dheer; qar ama bohol."
Geedka dharkeynka.
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Cayayaan yaryar, caddaan xigeen ah, baalal jilicsan leh oo meseggeda ku dhasha.
m.l
Wadaag:
Wax baalal leh dhul kor uga kicid.
Ka h.: naf, qof ka bixid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Buunshe.
H. ah: qof fudfudud.
Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.
m.l
Wadaag:
Galowda, rubadda.
Weel yar, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
m.l
Wadaag:
Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi', 'aa 1' iyo 'aan 1'.
mu.eb
Wadaag:
Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
m.dh
Wadaag:
Badar la tumay buunshe ka saarid.
Haad cayrin.
Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax harraad hayo ahaansho.
U h.: Wax, wax aad u jecel ahaansho. ld harraadsan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Cayrnimo iyo gaajo darteed oo la dalaabo.
ld hadaadumid.
m.l
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Cayrnimo iyo gaajo darteed la dalaabid.
f.mg1
Wadaag:
Erey dareen tilmaama, taah naag murugaysan la qayliso. ld hoohey.
e.d
Wadaag: