Qeexid
"Cid dhibaato haysata darteed uga faa'iideysasho."
[-saday, -satay]
haads aday
haads atay
f.g3"Cid dhibaato haysata darteed uga faa'iideysasho."
Wadaag:
Wax baalal leh dhul kor uga kicid.
Ka h.: naf, qof ka bixid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Buunshe.
H. ah: qof fudfudud.
Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.
m.l
Wadaag:
Badar la tumay buunshe ka saarid.
Haad cayrin.
Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Hal godlan si loo maalo isbahardaadin.
Hal haaneedka ka maalid iyada oo dhiilka jilibka lagu hayo ama la saarayo.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ul, qori iwm su lub ka dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Erey dareen tilmaama, taah naag murugaysan la qayliso. ld hoohey.
e.d
Wadaag:
Ku m.: qof ku dheeldheelid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax siraadsasho; saraadasha; wax xun isu saa-din.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: