Qeexid
"(-cyo, m.dh) Qof wixii loo sheego rumaysta."
"(-cyo, m.dh) Qof wixii loo sheego rumaysta."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Warmooge; suufi.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Baaridda dad ama xoolo meesha asalkoodu ka soo jeedo la raadiyo.
Qof ku dhaqma caadooyinka soo jireenka ah ee dadkiisa.
ld hiddarraacid.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(f.g) Dad ama xoolo abkood iyo isirkood baarid.
(f.mg) Dad iyo xoolo firkood raacid.
f.g
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
g (Gudbe) — Gudbe (transitive)
Qeyb: naxwe
-cay, -cday
Wadaag: